Measles

 Waa maxay jadeecado(measeles?

Jadeecadu waa viral infection waxana keena feyruska measles.

 waana mid si sahlan ugu faafo hawada marka qofka cudurka qabo uu hindhiso ama qufaco.

Waa cudur halis ah ah waxana keena viruska leh hiddasidaha(RNA )

Waa cudur halis ku ah gaar ahaan caruurta yaryar io dadka difaacoodu hoseeyo wuxuna keeni karaa dhimasho haddi anan gargaar loofidin qofka uu kudhacay cudurka.

Virus kan waa mid sisahlan ugu faafo hawada marka uu hindhiso ama qufaco qofka qabo.

Jadeecadu waa  cudur halis ah gaar ahaan caruurta yaryar io dadka difaaca jirka daciifka ka ah.


   Calaamadaha jadeecada

Calaamadaha cudurka jadeecada waxay sobaxan 7__14 malmood kadib marka qofku qaado viruska waxana kamid ah.

1) xumad sare ilaa (40cº)
2)qufac qalalan.
3)ilmo badan ,indho casaanadey(conjectivitis)
4)jir xanuun io daal
5)finan casaan ah oo jirka wada gaara 

6)koplik's spots baro cadcad oo kamuqada gudaha afka

        Sida ay jadeecadu ufaafto

1)Viruska wuxuu hawada kusii jiraya waqti dheer wuxuuna kudhici karaa qof cafimaad qabo haduu kuneefsado hawada.

2)taabashada dusha sare ee meel uu kudhacay viruska  sida misasaka io albaabada (fomites)

3)qofka qabo jadeecada wuxu cudurka gudbin karaa 4malmood kahor io 4maalmood kadib marka finan caasan ah kasobaxn


          Maxa kadhalan kara (complications)

Jadeecadu waxay sababtaa dhibaatoyin cafimaad oo halis ah
Sidan ognahy daawo viruska ah qofka lama siiyo lkn bukanka ama ilmaha yar è viruska kudhacay waxa kuso daba ganbanayo bacteria marka wa in lasiya antibiotic macnahedana ma ahn in lasinayo viruska anitibiotic silooyareyo cawaaqibta kadhalan karta cudurkan jadeecada
 

Waxa kadhalan kara

1) caabuqa sanbabada(pneumonia)

Waana sababta ugu wayn ee dhimashada caruurta qaba jadeecada.

2 ) ( encephalitis.)caabuq maskaxda kudhaca oo sababi kara dhibatoyin maskaxeed io xasuus la' aan
3)dhagoolnimo(deafness)jadeecadu waxay waxyeelen kartaa maqalka qofka.

4) Dhibaatooyin uurka ah
Hadii haweeneey uurleh ay qaado viruska waxay ku keeni kartaa in ilamaha soodhaco iyo cilado kudhaca ilmaha uurjiifka ah





     




         Daaaweyn iyo kahortag

Talalka MMR(measles, mumps and Rubella

Waana talalka ugu wanagsan ee kahortagga cudurkan
 
Caruurta waxa lasiiya laba marxaladood oo talal ah.
Mid marka ay  9_12 bilood jiraan
Midka kle oo 15___18 bilood jir lasiiyo

*talalku wuxu siinaya ilmaha difaac cimri dheer wuxuna yareeya fiditaanka ama faafida cudurka
 


      .         Kahortaga(prevention)



#. Jadeecadu looma haayo daawo u gaar ah laakiin daaweyn laguyareeyo calaamadaha ayaa laheli karaa sida paracetimol si looyareeyo xummada xad dhaafka ah
Iyo in qofka lasiiyo dareere badan si looga hortago fuuqbaxa (dehydaration)

#.vitamin A ayaa muhiim uah caruurta madaama uu hoos udhigo halista waxyeelada jadeecada.

             
  


Comments

  1. Aad ayaad ugu mahadsantahay faahfaahinta qiimaha leh ee ku saabsan Measles

    ReplyDelete
  2. It's top wllhi warbixintaan💯m.a Dadaal wcn Dr's Daimond🫡

    ReplyDelete
  3. Mash allh waad ku mahadsantahy sida quruxda badan ee aad noola wadaagtay Xogtan.
    waa cudur halis ah alla hanaga hayo

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

Breast cancer

Hepatitis B(cagaarshowga B)

Kidney dialysis