Kidney dialysis

https://medtreatguide.blogspot.com/2025/02/breast-cancer.html 

Kilyo dhaqista (dialysis) waa hanan lagu nadiifiyo dhiigga marka kilyuhu aysan si caadi ah ushaqeyn karin. waxa jiro labo nooc oo waawen

1)hemodialysis:dhiiga ayaa lagu sifeeya mashiin dibada jirka kashaqeeya kadibna dib ayaa loogu celiyaa jirka.

2)peritoneal Dialysis : dareere gaar ah (dialysate) ayaa lagu shubaa caloosha(peritoneal cavity) si uu usoo nuugo wasakhda kadibna waala saara.

Kilyo dhaqistu waxay caawisa dadka qaba kilyo xanuunka daran (renal failure.)



Sidan ognahy kilyaha waxay balance kusameyan biyaha io macdanta jirka si ayasn udhicin sumow. Habkana wuxu naga cawinaya  si u usii noolado qofka asoo kilyahisa shaqenen ama shaqada yareyeen.

Waxa loobanyahy in loosameyo bukaanka  si u uhelo  dheelitirka biyaha ,macdanta io sunta jirka  waxana lobahnkaraa dhowrjer isbuuci ayadoona kuxiran xaalada bukaanka.


Comments

  1. "Aad ayaad ugu mahadsantahay faahfaahinta qiimaha leh ee ku saabsan kilyaha iyo sida ay uga caawiyaan dheelitirka biyaha, macdanta, iyo sunta jirka. Waa muhiim in la fahmo sida nidaamkani u shaqeeyo si qofka loo siiyo daryeelka ugu wanaagsan, gaar ahaan marka kilyaha aysan si fiican u shaqeyn ama shaqadooda yaraato. Talooyinkaaga ku saabsan daryeelka bukaanka ayaa ah kuwo aad u waxtar leh, waxaana muhiim ah in loo sameeyo daryeel joogto ah si qofka uu u sii ahaado mid caafimaad qaba."

    ReplyDelete
  2. M.a Dr's ad io ad baad ugu mhdsantahy sida qurux da bdn ee aad noogu hagar baxday, nooguna faaidaysay cilmigaan qurux da bdn.
    Halkas kasii wad dadaalkaaga🔥👏💯🫡

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

Breast cancer

Hepatitis B(cagaarshowga B)