Hepatitis B(cagaarshowga B)
https://medtreatguide.blogspot.com/2025/02/breast-cancer.html
Hepatitis B(cagaarshowg B) waa cudur kudhaco beerka waxana keena hepitatis B virus waana mid kamid ah cudurada cagaarshowga ee ugu halista badan,waxana uu sababi karaa infection daba dheerada(choronic infection)iyo dhibaatoyin culus oo kudhaco beerka sida (cirrhosis)
Iyo kansarka beeerka.
Sida uu kufaaafo
Waxa uu kufaafa marka dhiiga ama dhecaanka ama dareeraha qof qabo cudurka uu galo jirka qof kale wuxu kugudbaaa
1:hooyada iyo ilmaha. Marka hooyada xanuunka qabto ilmaha ayey ugudbin kartaa xilliga dhalmada
2:dhiig shubista .hadii qalab cafimaad oo wasaqeysan laisticmaaalo
3:galmada .xanunkan wuxu kugudbi karaa galmada marka qof qabo wuu ugudbin karaa qof cafimaad qabo
4:isticmaalka cirbadaha lawadaago
Calaamadaha hepatitis B(sign and sympyoms
Wuxu noqon karaaa mid daran (acute)ama mid dabo dheeraado(chronic infection) waxa kamid ah
1:daal badan
2:xanuun iyo bararka beerka
3:matag and vomiting
4:cunto xumo
5: indhaha iyo maqaarka oo huruud noqdo(jaundice)
6:dhiig ama malax lagu arko saxarada
Dadka qabo qaar kamid ah mayeeshan calaamado.
Daaweynta iyo kahortaga
Talaalka hepatitis B virus waa habka ugu wanagsan ee looga hortagi karo
Sidookle wa muhiim in qofka kafogaado dhiig iyo cirabado an nadiif ahyn
In lahubiyo in qalabka caafimadka uu nadiif yahay.
Prevention better then cure.



Good Topic👏💯🫡cudurkan wa dilaa qarsoon, Runtii in sidaan cml loga hadlo wa loo baahnaa. Halkas kasiiwad ina ader💯🫡
ReplyDeleteThnks ugaas
DeleteMasha allah guuleyso😍🥰🥰
ReplyDeleteThnks drs farhia🥰
Delete