Diabetes
Waa maxay Diabetes(cudurka sonkorta)?
Diabetes waa cudur daba dheerada (choronic)oo saameya heerka sonkorta (glucose)ee dhiiga.
Waxayna dhacdaa marka uusan jirka sifiican umaamuli karin insulinka oo ah hormoonka xakameeyo heerka sokorta dhiiga.
Noocyada sokorta
1.Diabetes nooca 1(type1)
.Jirka masoo saaro insulin.
.Badana wuxuu kubilabmaa xiliga caruurnimada
.dadka qaba waa iney isticmalan insulin noloshooda oo dhan.
2 :Diabetes 2
Noocan jirka uu soo saara insulin lakin sisax ah uma isticmali karo(insulin resistance).
Waa nooca ugu badan waxana sababa caadiyinka nolaleed sida
1:cunto an cafimaad qabin
2:miisanka xad dhaafka ah
3:dhaqdhaqaaq la' aan( lack of exercise)
3:diabetes ka uurka(gestational diabetes)
Wuxu kudhacaa hooyada uurka leh waxana kordha halista ay mustaqbalka ugu qaadi karaan nooca 2
Calaamadaha diabetes
Haraaad badan
Miisanka oo si lama filaan ah udhaca
Daal badan
Araga oo daciifa
Boogaha ama nabarada oo bogsan waayo
Caabuq badan(infection)sida caabuqa maqaarka
Waxyeellada hadii laxakameyn waayo(complications)
1:Dhibaatooyin kilyaha(kidney failure)
2:Araga oo luma ( diabetic ratinopathy)
3:Dhibaatoyinka wadnaha io xididada dhiiga (heart disease,stroke,)
4:lugaha iyo gacmaha oo darenkoodu yaraado. diabetic neuropathy)
5:lugaha oo daawacoodu bogsan waayo taaso sababi karto in lagooyo (amputation)
Xakameynta iyo daaweynta diabetes?
Cunto caafimad leh
Jimicsi joogta ah
Miisanka oo lailaaliyo.


Wow! So nice best Tpic ayaynu dhihi karnaa🫡💯. Runtii Cudurkan inta bdn Bulshada somaliyed ad bu ugu bdnyahy. In aragti dheer loo yeesho buu mudanyahy💯.
ReplyDeleteShukran Drs🥰
💓💓💓💓💓💓
ReplyDelete