Posts

Showing posts from February, 2025

Hepatitis B(cagaarshowga B)

Image
https://medtreatguide.blogspot.com/2025/02/breast-cancer.html     Hepatitis B(cagaarshowg B) waa cudur kudhaco beerka waxana keena hepitatis B virus waana mid kamid ah cudurada cagaarshowga ee ugu halista badan,waxana uu sababi karaa infection daba dheerada(choronic infection)iyo dhibaatoyin culus oo kudhaco beerka sida ( cirrhosis) Iyo kansarka beeerka.             Sida uu kufaaafo Waxa uu kufaafa marka dhiiga ama dhecaanka ama dareeraha qof qabo cudurka uu galo jirka qof kale wuxu kugudbaaa 1:hooyada iyo ilmaha. Marka hooyada xanuunka qabto ilmaha ayey ugudbin kartaa xilliga dhalmada 2:dhiig shubista .hadii qalab cafimaad oo wasaqeysan laisticmaaalo 3:galmada .xanunkan wuxu kugudbi karaa galmada marka qof qabo wuu ugudbin karaa qof cafimaad qabo 4:isticmaalka cirbadaha lawadaago                     Calaamadaha hepatitis B(sign and sympyoms Wuxu   noqon karaaa mid daran (acute)ama mid da...

Breast cancer

Image
              What is breast cancer ?               Breast cancer is A disease where abnormal cells grow uncontrollably in the breast potentially spreading to other parts of the body.           Symptoms The common signs include  1:a lump in the breast 2: changes in shape/size , 3:unexplained pain,  4:discharge from the nipple or changes in the skin texure.             Risk factors 1:Age (especially over 50) , 2:Family history 3:Hormonal foctors 4:Lifestyles choices (alcohol,inactivity ) 5:Genetic mutations e.g( BRCA1/BRC2)increase risk.                   Prevention 1:genetic counseling and testing If you have family history of breast cancer ,genetic testing for BRCA1/BRCA2 mutations or other genetic makers can help assess your risk and guide prevention strategies. 2:A healthly life styles (diet and exercise)ca...

Diabetes

Image
                         Waa maxay Diabetes(cudurka sonkorta) ? Diabetes waa cudur daba dheerada (choronic)oo saameya heerka sonkorta (glucose)ee dhiiga. Waxayna dhacdaa marka uusan jirka sifiican umaamuli karin insulinka oo ah hormoonka xakameeyo heerka sokorta dhiiga.               Noocyada sokorta 1.Diabetes nooca 1(type1) .Jirka masoo saaro insulin. .Badana wuxuu kubilabmaa xiliga caruurnimada .dadka qaba waa iney isticmalan insulin noloshooda oo dhan.              2 :Diabetes 2 Noocan jirka uu soo saara insulin lakin sisax ah uma isticmali karo(insulin resistance).   Waa nooca ugu badan waxana sababa caadiyinka nolaleed sida 1:cunto an cafimaad qabin 2:miisanka xad dhaafka ah  3:dhaqdhaqaaq la' aan( lack of exercise)      3:diabetes ka uurka(gestational diabetes) Wuxu kudhacaa hooyada uurka leh waxana kordha halista ay musta...

Measles

Image
 Waa maxay jadeecado(measeles? Jadeecadu waa viral infection waxana keena feyruska measles.  waana mid si sahlan ugu faafo hawada marka qofka cudurka qabo uu hindhiso ama qufaco. Waa cudur halis ah ah waxana keena viruska leh hiddasidaha(RNA ) Waa cudur halis ku ah gaar ahaan caruurta yaryar io dadka difaacoodu hoseeyo wuxuna keeni karaa dhimasho haddi anan gargaar loofidin qofka uu kudhacay cudurka. Virus kan waa mid sisahlan ugu faafo hawada marka uu hindhiso ama qufaco qofka qabo. Jadeecadu waa  cudur halis ah gaar ahaan caruurta yaryar io dadka difaaca jirka daciifka ka ah.    Calaamadaha jadeecada Calaamadaha cudurka jadeecada waxay sobaxan 7__14 malmood kadib marka qofku qaado viruska waxana kamid ah. 1) xumad sare ilaa (40cÂș) 2)qufac qalalan. 3)ilmo badan ,indho casaanadey(conjectivitis) 4)jir xanuun io daal 5)finan casaan ah oo jirka wada gaara  6)koplik's spots baro cadcad oo kamuqada gudaha afka         Sida ay jadeecadu ufaaft...

Kidney dialysis

Image
https://medtreatguide.blogspot.com/2025/02/breast-cancer.html   Kilyo dhaqista (dialysis) waa hanan lagu nadiifiyo dhiigga marka kilyuhu aysan si caadi ah ushaqeyn karin. waxa jiro labo nooc oo waawen 1)hemodialysis:dhiiga ayaa lagu sifeeya mashiin dibada jirka kashaqeeya kadibna dib ayaa loogu celiyaa jirka. 2)peritoneal Dialysis : dareere gaar ah (dialysate) ayaa lagu shubaa caloosha(peritoneal cavity) si uu usoo nuugo wasakhda kadibna waala saara. Kilyo dhaqistu waxay caawisa dadka qaba kilyo xanuunka daran (renal failure.) Sidan ognahy kilyaha waxay balance kusameyan biyaha io macdanta jirka si ayasn udhicin sumow. Habkana wuxu naga cawinaya  si u usii noolado qofka asoo kilyahisa shaqenen ama shaqada yareyeen. Waxa loobanyahy in loosameyo bukaanka  si u uhelo  dheelitirka biyaha ,macdanta io sunta jirka  waxana lobahnkaraa dhowrjer isbuuci ayadoona kuxiran xaalada bukaanka.